Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Toosan   Rogaal   Hawraar kala dhiman   Goobta lagu falaha   Goobta lagu falaha dadban   Goobta sifada   Goobta falkaabka    

8 Dhismo odhaah

8.7 Meesha falkaabku kaga jiro odhaahda

Falkaabka dhabta ah waxa uu ka daba dhacaa silsillad falaha (x) iyo silsillad falka (o), marka ay ku jiraan odhaahyo nuxureedka.

Jeg besøgte ikke min søster i går.
x o          

Anigu maan booqan walaashay shalay.
x   o    

Han kommer måske i morgen.
x o    

Waxa laga yaabaa in. isagu yimaado berrito.
x   o        

Odhaahda ah habka kala wareejinta dhismo odhaah, waxa uu falkaabku ku daba dhacaa silsillad faleedka (o) iyo silsillad falaha (x).

Kommer han måske i morgen?
o x    

Ma laga yaabaa in, isagu yimaado berrito?
        x o  

Haddii qof ku adkaysanayo macnaha falkaabka, waxa uu ku dhacaa falkaabku odhaahda horteeda.

Måske kommer han i morgen.
  o x  

Waxa laga yaabaa in isagu yimaado berrito.
  o     x    

Falkaabku waxa uu had iyo jeer kala dhex galaa silsillad falaha (x) iyo silsillad faleedka (o), marka ay tahay weedh-caawiye.

Lone sagde, at hun ikke havde travlt.
      x   o  

Lone waxay tidhi, ma aaney mashquulsanayn.
        x o

Marka la isku lamaanaynayo silsillad faleedyada (sidda. har brugt, har besøgte, har set) waa inuu falkaabka dhabta ahi dhex dhacaa labadaa erey ee ah silsillad falayaasha.

Jeg har ikke besøgt min søster.
x o1   o2    

Anigu maan booqan walaashay.
x   o1 o2

De har ofte set hinanden.
x o1   o2  

Iyagu waxay is arkaan mar mar.
x o1   o2    

Falkaabku waxa uu dhacaa odhaahda gadaasheeda, haddii silsillad fal ku dhacuhu (∆) uu yahay magac u yaal dadeed (mig, dig, Dem, i.w.m.).

Aan lahayn magac u yaal:

Hr. Hansen kører altid sin bil.
x o  

Mudane. Hansen wuxu had iyo jeer kaxaystaa baabuurkiisa.
  x         o

La jirro magac u yaal:

Hr. Hansen kører den altid.
x o  

Mudane. Hansen wuxu kaxaystaa kan had iyo jeer.
  x   o      

La jirrin magac u yaal:

Jeg ser ikke Søren.
x o  

Annigu ma arag Søren.
x   o

La jirro magac u yaal:

Jeg ser ham ikke.
x o  

Anigu ma arag isaga.
x   o

Haddii falgalyo badani ku jiraan odhaahda, way isku daba xigaan.

Lis har jo altid bagt kage.
x o1     o2  

Lis waxay hubaal had iyo jeer dubtaa keeg.
x           o  

Isbarbardhig:
Af soomaaliga falkaabku waxa uu gali karaa horta iyo gadaasha odhaahda. Looma higaadin karo  shakhsi sida fal. Waxanu had iyo jeer hor dhacaa silsillad faleedka.

SuÂ’aal waadixin ah

8 Ordstilling

8.7 Biordets plads i sætningen

Ægte biord kommer efter grundleddet (x) og udsagnsleddet (o) i hovedsætninger.

Jeg besøgte ikke min søster i går.
x o          

Han kommer måske i morgen.
x o    

I sætninger med omvendt ordstilling kommer biordet efter udsagnsleddet (o) og grundleddet (x).

Kommer han måske i morgen?
o x    

Hvis man vil fremhæve biordets mening, sættes biordet først i sætningen.

Måske kommer han i morgen.
  o x  

Biordet står altid mellem grundleddet (x) og udsagnsleddet (o) i bisætningen.

Lone sagde, at hun ikke havde travlt.
      x   o  

I sammensatte udsagnsled (eks. har brugt, har besøgt, har set) skal de ægte biord stå imellem de to ord i udsagnsleddet.

Jeg har ikke besøgt min søster.
x o1   o2    

De har ofte set hinanden.
x o1   o2  

Biordet kommer sidst i sætningen, hvis genstandsleddet (∆) er et personligt stedord (mig, dig, Dem, osv.).

Uden stedord:

Hr. Hansen kører altid sin bil.
x o  

Med stedord:

Hr. Hansen kører den altid.
x o  

Uden stedord:

Jeg ser ikke Søren.
x o  

Med stedord:

Jeg ser ham ikke.
x o  

Hvis der er flere biord i sætningen, kommer de efter hinanden.

Lis har jo altid bagt kage.
x o1     o2  

Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger