5 Falkaab
5.0 Qeexid
Falkaab waxa uu ka warramaa habka ay wax u dhaceen. Falkaabku waxa uu waliba ka sii warramaa, xagee, sidee iyo goorma ayaa xaal, dhaqdhaqaaq ama isbedel dhacay.
Børnene kom ind. |
Carruurtii way soo galeen. |
Han sang dårligt. |
Wuxu u heesey si xun. |
Børnene vågnede tidligt om morgenen. |
Carruurtii waxay tooseen goor hore saaka. |
Falkaabku waxa uu wax ka sheegaa waxqabad, laakiin wax kama sheego walax sida erey-sifeedka.
Falgal wuxu is ag dhigi karaa fal, tusmo, falkaab kale ama weedh dhan.
Solen gik ned. |
Cadceeddii way dhacdey. |
Bilen er ikke ny. |
Baabuurku ma cusba. |
Jeg ser ham næsten aldrig. |
Anigu ma arko isaga gabigiisaba. |
Han kommer måske en halv time for sent. |
Waxa laga yaabaa in uu isagu nus saac soo habsaamo. |
Falkaabku waxa uu u qaybsami karaa saafi iyo mid aan saafi ahayn.
Isbarbardhig:
Af soomaaliga falkaabka waxa loo isticmaalaa sidda af dheenishka.

|
 |
5 Biord
5.0 Definition
Biord fortæller på hvilken måde noget sker. Biord kan også beskrive nærmere hvor, hvordan og hvornår en tilstand, bevægelse eller forandring sker.
Børnene kom ind. |
Han sang dårligt. |
Børnene vågnede tidligt om morgenen. |
Biord beskriver handlinger men ikke ting som tillægsordene.
Biord kan lægge sig til et udsagnsord, et tillægsord, et andet biord eller en hel sætning.
Solen gik ned. |
Bilen er ikke ny. |
Jeg ser ham næsten aldrig. |
Han kommer måske en halv time for sent. |
Biordene kan opdeles i ægte og uægte biord.
|