Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Toosan   Rogaal   Hawraar kala dhiman   Goobta lagu falaha   Goobta lagu falaha dadban   Goobta sifada   Goobta falkaabka    

8 Dhismo odhaah

8.2 Habka kala wareejinta

Wajiga kale ee hab dhismeedka odhaahdu leeyahay, waxad ku arki kartaa habka kala wareejinta. Habka kala wareejinta silsillad-faleedku (o) waxay hor dhacdaa silsillad-falaha (x).

Waxa jirra habka kala wareejinta marka la samaynayo su´aal, oo haddii weedhu ku billaabmayso silsillad kale oo aan ahayn silsillad-falaha sida xilli ama meel magaceed (eeg 8.4, 8.5 iyo 8.7).

Su´aal:

Sover manden?   Miyuu seexday ninkii?
o x     x o

Spiser han?   Wax ma cunnay isagu?
o x       x o

Xilli lagu tilmaamo dhismo odhaah habaysan:

Jeg besøgte min tante i går.   Anigu waxan soo booqday eedadey shalay.
x o       x     o  

– lagu tilmaamo habka kala wareejinta:

I går besøgte jeg min tante.   Shalay anigu waxan soo booqday eedadey.
    o x     x     o

Meel lagu tilmaamo habka kala wareejinta:

Jens bor i Sverige.   Jens wuxu degen yahay Swiidhan.
x o       x o      

– Habka kala wareejinta:

I Sverige bor Jens.   Swidhan ayuu degen yahay Jens.
    o x     x   o x

Marka qof isticmaalayo erey su´aaleedka, waxa uu had iyo jeer ku dhacaa erey su´aaleedku weedha billowgeeda, silsilad faleedkuna (o) way ku xigtaa.

Erey su´aaleedyadu waa: hvem, hvad, hvor, hvornår, hvilken/hvilket/hvilke, hvor længe, hvordan, hvorfor, hvis.

Hanne bor i København.   Hanne waxay degen tahay Kobenhagen.
x o       x o      

Hvor bor Hanne?   Xageey degen tahay Hanne?
  o x   o   o x

Peter spiser kage.   Peter wuxu cunayaa keeg.
x o   x   o

Hvem spiser kage?   Kumaa cunnaya keeg?
x o   x o

Peter spiser kage.   Peter wuxu cunnayaa keeg.
x o   x   o

Hvad spiser Peter?   Muxuu cunnayaa Peter?
o x   o x

Habka kala wareejinta oo ay ku jiraan laba fal weedha gudaheeda, waa in faluhu u dhaxeeyo labadaa fal.

torsdag skal jeg rejse til København.
    o1 x o2    

Khamiista waa in aan anigu u safraa Kobenhagen.
  x o1   o2      

Isbarbardhig:
Wuxu leeyahay  af soomaaligu dhismo odhaaheed habaysan marka su’aal la sameynayo. Haddii aanay jirin erey su’aaleed waxa la isticmaalaa miyuu ama ma labka dhedigana miyey  silsillad faleedka hortiisa.
Haddii xilli iyo meel la xoojinayo, waxay hor dhici karaan  odhaahda, laakiin samayn mayso habka kala wareejinta sida af dheenishka.

SuÂ’aal waadixin ah

8 Ordstilling

8.2 Omvendt ordstilling

Udover ligefrem ordstilling, findes omvendt ordstilling. I sætninger med omvendt ordstilling kommer udsagnsleddet (o) før grundleddet (x).

Der er omvendt ordstilling i spørgsmål, og hvis sætningen begynder med et andet led end grundleddet for eksempel en tid eller stedsangivelse (se 8.4, 8.5 og 8.7).

Spørgsmål:

Sover manden?      
o x      

Spiser han?    
o x    

Tid ved ligefrem ordstilling:

Jeg besøgte min tante i går.
x o    

– ved omvendt ordstilling:

I går besøgte jeg min tante.
    o x

Sted ved ligefrem ordstilling:

Jens bor i Sverige.
x o    

– ved omvendt ordstilling:

I Sverige bor Jens.
    o x

Når man bruger spørgeord, kommer spørgeordet altid i begyndelsen af sætningen, og udsagnsleddet (o) kommer bagefter.

Spørgeord er: hvem, hvad, hvor, hvornår, hvilken/hvilket/hvilke, hvor længe, hvordan, hvorfor, hvis.

Hanne bor i København.
x o    

Hvor bor Hanne?
  o x

Peter spiser kage.
x o

Hvem spiser kage?
x o

Peter spiser kage.
x o

Hvad spiser Peter?
  o x

I omvendt ordstilling, hvor der er to udsagnsord i sætningen, skal grundleddet stå mellem de to udsagnsord.

torsdag skal jeg rejse til København.
    o1 x o2    

Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger