Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Toosan   Rogaal   Hawraar kala dhiman   Goobta lagu falaha   Goobta lagu falaha dadban   Goobta sifada   Goobta falkaabka    

8 Dhismo odhaah

8.4 Dhismo odhaaheedka weedhaha la jira silsiladda fal ku dhacaha.

Silsilladda fal ku dhacuhu waa erey-magaceed ama erey magac oo kale ah oo wax ka qabanaya odhaahda gudaheeda. Silsillad fal
ku dhace (∆) wuxu ka danbeeyaa falaha (x) iyo silsilad-faleedka (o) marka ay tahay hab dhismeedka odhaahda. Haddii qof rabo in uu ku bilaabo odhaah silsillad fal ku dhace, waxay noqonaysaa habka kala wareejinta.

Hab dhismeedka odhaahda:

Anna købte en ny bil.   Anna waxay gadatay baabuur cusub..
x o   x   o

Inversion:

En ny bil købte Anna.   Anna waxay gadatay baabuur cusub.
o x   x   o

Isbarbardhig:
Silsillad fal ku dhacaha af soomaaligu waxa uu galaa sida af dheenishka silsillad falka ka dib. Caadi maaha in uu silsilad fal ku dhacuhu ugu horeeyo odhaahda.

SuÂ’aal waadixin ah

8 Ordstilling

8.4 Ordstilling i sætninger med genstandsled

Genstandsled er et navneord eller et navneagtigt ord, der gøres noget ved i en sætning. Genstandsled (∆) står efter grundled (x) og udsagnsled (o) i sætninger med ligefrem ordstilling. Hvis man vil fremhæve genstandsleddet, står det først i sætningen, og der bliver omvendt ordstilling.

Ligefrem ordstilling:

Anna købte en ny bil.
x o

Omvendt ordstilling:

En ny bil købte Anna.
o x

Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger