Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Isku xidhe wax kala madax banaan   Isku xidhe waxaan kala madax banaanayn   Waagii iyo marka    

7 Xiriiriyayaal

7.0 Qeexid

Xiriiriyuhu waa erey isku xirra errayo, odhaahyo iyo weedho.

Drengen og pigen leger sammen. Wiilka iyo gabadhu way wada cayaarayaan.
Drengen leger, mens pigen ser på. Wiilku wuxu cayaarayaa iyadoo gabadhu fiirsanayso.

Xiriiriyuhu wuxu u qaybsamaa xiriiriye barbar-dhigeed iyo xiriiriye hoo­s-dhigeed.

SuÂ’aal waadixin ah

7 Bindeord

7.0 Definition

Bindeord er ord, som forbinder ord, led og sætninger.

Drengen og pigen leger sammen.
Drengen leger, mens pigen ser på.

Bindeord opdeles i sideordningsbindeord og underordnings­bindeord.

Forståelses-spørgsmål Øvelser