Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Shakhsiyeeye   Gaar yeele   Tix raace   Qaybaha weedha   Waydiiye   Isku fale      

3 Magac u yaalaDa

3.6 Magac u yaal tixraaca

Magac u yaaladda tixraaca ahi waa kuwo dib u muujiya ereyga hor dhaca ama hogaamiya. Magac u yaalada badanaa caadiga loo isticmaalaa waa som iyo der.

Pigen, som hedder Susanne, bor i Nygade. Inanta, la yidhaahdo Susanne, waxay ku degen tahay Nygade.
Pigen, der hedder Susanne, bor i Nygade. Inanta, la yidhaahdo Susanne, waxay ku degen tahay Nygade.

Som iyo der waxa ay dib u muujinayaan pigen. Marka som iyo der ay yihiin falaha, qofku tuu doonaa ayuu isticmaali karaa som ama der. Haddii uu magac u yaalka tixraaca ahi ka mid yahay waxa uu toos falku  ugu dhacayo, waxa la isticmaalayaa som.

Han spiste maden, som jeg gav ham. Isagu wuxu cunay cuntadii, tii anigu aan siiyay.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga sadex erey ayaa u dhigma som iyo der: tii, la iyo kii. Ta waxa ay tilmaamtaa walax, la na dhadig iyo kii na lab.

SuÂ’aal waadixin ah

3 Stedord

3.6 Henvisende stedord

Henvisende stedord er ord, som viser tilbage til et foregående ord eller led. De mest almindelige stedord er som og der.

Pigen, som hedder Susanne, bor i Nygade.
Pigen, der hedder Susanne, bor i Nygade.

Som og der viser tilbage til pigen. Når som og der er grundled, er det lige meget om man bruger som eller der. Hvis det henvisende stedord er et genstandsled, skal man bruge som.

Han spiste maden, som jeg gav ham.

Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger