Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Shakhsiyeeye   Gaar yeele   Tix raace   Qaybaha weedha   Waydiiye   Isku fale      

3 Magac u yaalaDa

3.5 Magac u yaalladda weydiinleyda ah

Magac u yaalladda weydiinleyda ah waxa lagu isticmaalaa dad, walxo, meelo, xiliyo, sababo iyo habab.

Personer Dad
Hvem er du? Kumaad tahay?
   
Ting Walax
Hvad er det? Waa maxay waxani?
   
Steder Meelo
Hvor skal vi hen? Xagee ayaynu ku soconaa?
   
Tidspunkter Xiliyo
Hvornår kommer du hjem? Goormaad imanaysaa guriga?
Hvor længe har du ferie? Ilaa intee ayaad fasax tahay?
   
Årsager Sababo
Hvorfor kom du til Danmark? Maxaad u timid Danmark?
   
Måder Habab
Hvordan kom du til Danmark? - Sideed ku timid Danmark?

SuÂ’aal waadixin ah

3 Stedord

3.5 Spørgeord

Spørgeord bruges om personer, ting, steder, tidspunkter, årsager og måder.

Personer
Hvem er du?
 
Ting
Hvad er det?
 
Steder
Hvor skal vi hen?
 
Tidspunkter
Hvornår kommer du hjem?
Hvor længe har du ferie?
 
Årsager
Hvorfor kom du til Danmark?
 
Måder
Hvordan kom du til Danmark?

Øvelser Sammenligninger