Waxa lagu isticmaalaa soo celinta lihiga, halkii laga isticmaali lahaa hans, hendes, dens, iyo dets, marka qof uu ka hadlayo sida waxa uu leeyahay qof saddexaad oo keli ah.Halkan iyadana waa kala duwan yihiin n-erey iyo t-erey.
n-erey: sin t-erey: sit wadar: sine
en kjole
Hun skal vaske sin kjole.
Waxay soo dhaqeysaa toobkeeda.
et hus
Hun maler sit hus.
Waxay rinjiyeyneysaa gurigeeda.
bøger
Lars har læst alle sine bøger.
Lars wuxu akhriyay buugtiisii oo dhan.
Isbarbardhig: lagama helayo af soomaaliga.Waxa la isticmaallaa lihiyada -kiisa, -keeda, -teeda, i.w.m. waxay ku xidhan tahay dhadig iyo lab, qof ama tiro iyo cayimnaan.
3 Stedord
3.3 Tilbagevisende ejestedord
Tilbagevisende ejestedord bruges i stedet for hans, hendes, dens og dets, når man omtaler ens eget i 3. person ental.