Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Shakhsiyeeye   Gaar yeele   Tix raace   Qaybaha weedha   Waydiiye   Isku fale      

3 Magac u yaalaDa

3.1 Qudhaalaha

Qudhaalaha waxa la isticmaalaa, marka laga waramayo dad ama walax. Waa muhiim in ay weedhu yeelato fale, waayo falku isma badalo marka ay isticmaalayaan dad (eeg 1. Falal). Haddii aaney jirin erey-magaceed ama magac, waa inuu qofku xasuustaa in uu isticmaalo qudhaale.

Jeg kommer for sent. Anigu waan soo habsaamey.
Den er stor. Kani wuu wayn yahay.
Han lærer dansk. Isagu wuxu bartaa af dheenish.

De waxa la isticmalaa, marka qof wax sharfayo.Waxa had iyo jeer lagu qoraa D wayn, marka uu yahay qofka labaad oo keli ah. I wayn qofka labaad oo wadar ah.

Magac u yaal dadeed

Qof

Kali

Wadar

qof 1.aad

anigu – waxan

anagu – waxaanu

qof 2.aad

adigu – waxad

idinku – waxaydun

qof 3.aad

isagu, iyadu, wuxu, waxay

iyaga – waxay

Isbarbardhig:
Af soomaaliga qudhaalaha lama hilmaami karo, walow ay falalku u higaadsami karaan hadba sida qofka wax qabanayaa isu badalo. Af soomaaliga laba erey ayaa u dhigma jeg, du (anigu - waxan, adigu - waxad, i.w.m.). Labada magac u yaalba waxa la isticmaalaa marka afka la qorayo. Odhaahda afka ee caadiga ah waxa la isticmaalaa oo kali ah waxan, waxad, i.w.m.

Anigu waxan imanayaa barito.
Waxan imanayaa barito.

Haddii ay tahay weedh-nuxureed waxa la isticmaalaa waxan, waxad, i.w.m. isagoo uu jiro silsillad-fale. Hadii ay tahay odhaah-caawiye taa looma baahnna.

Ninku waxa uu cabayaa kaafi, iyadoo xaaskuna sameynayso cunto.
Ninku waxa  uu cabaa kaafi, xaaskuna waxa ay cabtaa shaah.

SuÂ’aal waadixin ah

3 Stedord

3.1 Personlige stedord

Personlige stedord bruges, når man fortæller om personer eller ting. Det er nødvendigt med et grundled i sætningen, fordi udsagnsord ikke bøjes i personer (se 1. Udsagnsord). Hvis der ikke er et navne­ord eller et navn, skal man huske at bruge et personligt stedord.

Jeg kommer for sent.
Den er stor.
Han lærer dansk.

Personlige stedord

Person

Ental

Flertal

1. person

jeg

vi

2. person

du

I

3. person

han, hun, den, det

de

De bruger man, når man er høflig. Det skrives altid med stort D i 2. person ental. I i 2. person flertal skrives også med stort.

Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger