Fal jooga wuxu ka hadlaa, wax hadda dhacaya ama marar badan soo noqnoqonaya.
Jeg går nu.
Annigu hadda ayaan tegayaa.
Barnet sover godt.
Ilmuhu wuxu u seexdaa si fiican.
Fal-joogu waxa uu ka kooban yahay habaasaaseedka ereyga falidda oo gadaal lagaga daro -er. Haddii xadlaawe aanu ku dhamaan -e, wuxu fal-joogu gadaal ku qaadanayaa -r kaliya.
Falal aan xilli lahayn iyo fal jooga
Xadlaawe
Hab-aasaaseed
Fal jooga
at spise
spis
spiser
at køre
kør
kører
at lave
lav
laver
at gå
gå
går
Isbarbardhig:
Af soomaaliga fal-joogu waxa uu ka sameysmaa hab aasaaseedka falka oo gadaal wax lagaga darro hadba sida ay u odhanayaan dad kala jaad ahi. Qofka sadexaad ee keli ahi wuu leeyahay habka lab iyo ka dhadigba.
Isaga oo ka duwan af dheenishka af soomaaligu waxa uu leeyahay laba hab oo ah falal- jooga mid hadda dhacaya iyo mid caam ah.
1 Udsagnsord
1.3 Nutid
Nutid fortæller om noget, som enten sker lige nu eller flere gange.
Jeg går nu.
Barnet sover godt.
Nutid dannes af grundformen af udsagnsordet tilføjet endelsen ‑er. Hvis navnemåden ikke ender på -e er endelsen kun -r.