Xadlaawe wax kama sheegto xilliga. Falidda xadlaawuhu waa habka faliddu ugu taalo erey bixiyaha. Falidda xadlaawe waxay had iyo jeer ku dhamaataa -e.
blive, skrive, læse,
huske
noqon, qorid, akhris, xasuusin
Waxaad se arki kartaa falidda aan xili lahayn oo aan ku dhamaan -e.
dø, gå, få, stå, bo
dhimasho, tagid, helid,staagid, deganaan
Isbarbardhig: Af soomaaligu qawaaniin uma laha dhamaadka xadlaawaha. Xadlaawuhu waa habka sameeya hadba xilli marka laga wareegayo ee mid kale loo wareegayo. Xadlaawaha waxa kale oo la yidhaahdaa hab aasaaseed.
1 Udsagnsord
1.1 Navnemåde
Navnemåde fortæller ikke om nogen tid. Navnemåde er den form, man finder i ordbøger. Navnemåde ender oftest på -e.
blive, skrive, læse, huske
Men der findes også navnemåde, der ikke ender på -e.