Boga bilwga ah
Hordhac Dooro luqad Su'aal waadixin ah Layli Qaamuus yarXaalado naxwaysan Daabac
Fal Magac Magac u yaal Sifo Falkaab Meeleeyayaal Isku xidheyaal Hawraar
Qeexid   Sax   Sax ahayn   Habka dheer/gaaban   Heer galin  

5 Falkaab

5.3 Laba hab oo falkaab

Falkaabyada qaarkood ayaa leh hab dheer iyo hab gaaban. Kan dheer waxa loo isticmaalaa wixii la xidhiidha fal ka dhacaya meel ama isla meeshii.

Yves går ude i haven. Yves beertuu jiraa.
Annette spiser inde i stuen. Annette waxay wax ku cunneysaa qolka fadhiga gudihiisa.
Katten ligger oppe på bordet. Bisadu waxay fuushan tahay miiska dushiisa.

Habka gaaban waxa la isticmaaa, marka laga hadlayo walax ama qof sameymnaya dhaqdhaqaaq meel illaa meel kale.

Yves kommer ud og løber. Yves bannaanka ayuu u soo baxay oo ordayaa.
Annette løber ind i stuen. Annette waxay orod ku gashey qolka fadhiga.
Katten kravler op i træet. Bisadu waxay korysaa geedka.

Labada hab ee falkaab

Habka dheer

Habka gaaban

ude

ud

inde

ind

oppe

op

Isbarbardhig:
Af soomaaligu ma laha habka dheer iyo ka gaaban ee falkaabyada qaarkood. Waxa se la arkaa falkaabyo ku tusaya in qof dhaqdhaqaaq ka sameeyey meel illaa meel kale.

SuÂ’aal waadixin ah

5 Biord

5.3 Biordets to former

Nogle biord har en lang og en kort form. Den lange form bruger man i forbindelse med udsagnsord, der foregår på et og samme sted.

Yves går ude i haven.
Annette spiser inde i stuen.
Katten ligger oppe på bordet.

Den korte form bruger man, når man taler om noget eller nogen, der bevæger sig fra et sted til et andet.

Yves kommer ud og løber
Annette løber ind i stuen.
Katten kravler op i træet .

Biordets to former

Lang form

Kort form

ude

ud

inde

ind

oppe

op


Forståelses-spørgsmål Øvelser Sammenligninger