Tusmo waxa loo higaadiyaa sida erey-magaceedka uu faahfaahinayo. waxa uu u higaadsamaaa sida dabadeed n-erey, t-erey, tiro iyo cayimaad.
Tusmo dhamaadka wax kuma leh, marku la jiro n-ereyaan cayimnayn, laakiin waxa uu qaataa qaanuuniyan -t marka uu la jiro -t erey, -e marka uu la jiro wadar iyo hab cayiman.
Dhamaadka tusmo
Aan cayimnayn
Cayiman
n-erey
t-erey
Wadar
Hababka oo dhan
pæn
pænt
pæne
pæne
stor
stort
store
store
Erey-tusmeedka kalida ahi kuma qaato -t gadaal marka ay la jirto -t erey.
et fransk produkt
wax soo saar faransiis
Isbarbardhig:
Af soomaaligu waxa uu leeyahey tusmo sida af dheenishka, labaduba habka kelidda iyo wadarta way leeyihiin. Habka wadarta waxa hor dhaca waa- tusmada. Af soomaaliga, markasta tusmadu ama sifeyntu waxa ay ka dambaysaa magaca.
gabadh weyn
gabadha weyn
gabdha waa weyn
gabdhaha waaweyn
Ma jirro faraq u dhaxeeya tusmada habka cayiman iyo ka aan cayimnayn.
4 Tillægsord
4.1 Tillægsords bøjning
Tillægsord bøjes ligesom de navneord, de beskriver. De bøjes således efter n-ord, t-ord, tal og bestemthed.
Tillægsord har ingen endelse ved ubestemt n-ord, men tilføjer som regel -t ved t-ord, -e i flertal og bestemt form.