2 Erey-magaceed
2.6 Erey-magaceedka oo wax leh
Erey-magaceedku waxa kale oo uu leeyahay hab-lahaansheed. Lahaanshaha macnahiisu waa qof wax leh.
Barnets tøj er snavset. |
Ilmaha dharkiisu wuu wasakhaysan yahay. |
Lahaanshaha waxa laga sameeyey ayadoo gadaal lagaga daray -s erey-magaceedka.
Erey-magaceed aan joogto ahayn |
Kali |
|
Wadar |
|
Aan cayimnayn |
Cayiman |
Aan cayimnayn |
Cayiman |
en piges |
pigens |
pigers |
pigernes |
et værelses |
værelsets |
værelsers |
værelsernes |
Magac qofeedku waxa uu isaguna leeyahay habka lahaanshaha.
Isbarbardhig:
Af soomaaliga erey-lahaansheedku waxa uu ka hor dhacaa bilowga odhaahda isagoo gadaal ku wata -ka.
Jidadka magaaladu way gaboobeen.
|
|
2 Navneord
2.6 Navneord i ejefald
Navneord har også en ejefaldsform. Ejefald betyder, at man ejer noget.
Ejefald laves ved at sætte endelsen -s på navneordet.
Navneords ejefalds form |
Ental |
|
Flertal |
|
Ubestemt |
Bestemt |
Ubestemt |
Bestemt |
en piges |
pigens |
pigers |
pigernes |
et værelses |
værelsets |
værelsers |
værelsernes |
Personnavne har også ejefaldsform.
|