Waxa jira laba siyood oo ay ku dhamaadaan wadaruhu.
Haddii uu ereygu leeyahay higaad kaliya, waxa uu qaynuuniyan ku dhammaadaa -e marka uu yahay habka aan cayimnayn iyo -ene marka uu yahay habka cayiman.
Haddii ereygu leeyahay laba ama dhawr higaadood, wuxu ereygu ku dhammadaa -er marka uu yahay habkaan cayimnayn iyo -erne marku yahay habka cayiman.
Erey-magaceed wadar ah
Aan cayimnayn
Cayiman
aviser
aviserne
haver
haverne
huse
husene
drenge
drengene
Isbarbardhig: Af soomaaligu qawaaniin u ma laha dhamaadka wadarta.
2 Navneord
2.4 Endelser i flertal
Der er to forskellige endelser i flertal.
Hvis ordet har én stavelse, ender det som regel på -e i ubestemt form og -ene i bestemt form.
Hvis ordet har to eller flere stavelser, ender ordet på -er i ubestemt form og -erne i bestemt form.