Su’aal waadixin ah |
Raadi habka saxda ah ee luqadaada.
Leekaysii habka luqada dheenishka ah habka saxda ah ee luqadaada
Raadi hababka magacyada ee ku haboon luqadaada.
Dhig kalmada luqadaada ah ee leeg kalmadaa af dheenishka ah.
Raadi kalmadaha su’aalaha sameeya.
Raadi kalmada afkaaga ah ee u dhiganta kalmadahan af dheenishka ah.
Weedho af dheenish ku samee.
Weedho af dheenish ah samee.
Cadceedu waa ay ifaysaa, dadkuna jardiinada ayay fadhiyaan.
Weedho af dheenish ah samee.
Waa goor danbe, Tanyana telefishankii ayay damisay.
Weedho af dheenish ah samee.
Hadii Ivan kasoo daaho shaqada, sheefka ayaa cadhoon doona.
Weedho af dheenish ah samee.
Marka roobku da’ayo, Peter had iyo goor baska ayuu qaataa.
Weedho af dheenish ah samee.
Kim waxa uu arkay caruurtii.
Weedho af dheenish ah samee.
Caruurtii waxa ay aragtay Kim.
Weedho af dheenish ah samee.
Simon waxa uu ku dheeldheelay Eva.
Weedho af dheenish ah samee.
Bisadii waxa ay disha jiirkii.
Weedho af dheenish ah samee.
Shalay caruurtu waxa ay cuntay digaag.
Weedho af dheenish ah samee.
Martin waxa uu siiyay saaxiibadii xidhmo ubaxa.
Weedho af dheenish ah samee.
Macalimiintu waxa ay siiyeen ardaydii laylisyo mar kale.