Ereytilmaameed ka quab ah weedho siddooda loo yidhaahdo 2

Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.

Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.

Carl er interesseret i biler
Carl waxa uu xiiseeyaa baabuurta
               
Emma er nødt til at studere meget
Emma waxa uu
 ku 
qasban yahay in uu aad wax u barto
               
Hun er sikker at han kommer
Iyadu waa ay hubtaa in uu isagu imanayo
               
Døren kan kun åbnes ved hjælp af en nøgle
Albaabka waxa la furi karaa oo kaliya, iyada oo muftaax la adeegsado