Magac u yaal tixraaca 1


Goorma ayaa la isticmaalaa ’der’ iyo ’som’

Qor magac uyaalaada isku xidhayaasha ah


1: Hadii magac u yaalka isku xidhaha ahi uu u noqonayo falaha, waxa la yidhaa kolkaa ama
2: Hadii magac u yaalka isku xidhaha ahi uu u noqonayo lagu falaha, waxa la yidhaa kolkaa