Soocelinta lihiga 1


Goorma ayaa la isticmaalaa ’sin, sit, sine’?

Gali kalmada dheenishka ah ee ku haboon


1: Hadii magac u yaalka lahaanshaha isku noqdaa uu ka hadlayo kalmad -t leh, waxa la yidhaa kolkaa
2: Hadii magac u yaalka lahaanshaha isku noqdaa Uu ka hadlayo kalmad -n leh, waxa la yidhaa kolkaa
3: Hadii magac u yaalka lahaanshaha isku noqdaa uu ka hadlayo kalmad wadar ah, waxa la yidhaa kolkaa