Tilmaamayaasha la xidhiidha meelo 1

Sidee meelayahu luqadaada ku yahay?

Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.

Jeg bor i en lille by
Waxa aan
 ku 
noolahay magaalo yar
               
Maden står bordet
Cuntadii miiska ayay
 dul 
saaran tahay
               
Mine nøgler ligger under stolen
Furayaashaydii miiska ayay
 hoos 
yaalaan
               
Jeg kører til Århus nu
Anigu waxa aan baabuurka
 u 
kaxaysanayaa Aahus
               
Hassan kommer fra Tyrkiet
Xasan waxa uu
 ka
 yimi Turkiga