Falal - Falidda habka yar 2

  1. Goorma ayaa la isticmaalaa falka amarka ah?

    Falka amarka ah waxa la isticmaalaa:

    Guji muuska- jawaabo kale oo saxsan baa jira e

    1.   Si amar loo bixiyo
    2.   Si la isu cariyo
    3.   Si farxad loo muujiyo