Lihiga 2


Goorma ayaa la isticmaalaa kaaga ama kuwaaga?

Gali kalmada dheenishka ah ee ku haboon


1: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad - t leh, waxa la yidhaa kolkaa
2: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad - n leh, waxa la yidhaa kolkaa
3: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad wadar ah, waxa la yidhaa kolkaa