Ereytilmaameed ka qayb ah weedho siddooda loo yidhaahdo 4

Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.

Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.

Eva snakker med Martin
Eva waxa ay
 la 
hadlaysaa Martin
               
Marko er vred sin kone
Marko waxa uu
 u 
cadhaysan yahay xaaskiisa
               
Hun tror ikke ham
Iyadu ma aaminsana isaga.
               
Pia har ikke lyst til at gå ud i regnen
Pia ma jecla in ay dibada
 u 
baxda roobka