Ereytilmaameed ka qayb ah weedho siddooda loo yidhaahdo 1

Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.

Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.

Hun går universitetet
Iyadu waxa ay dhigataa jaamaada
               
Jeg er under uddannelse
Waxa aan ku
 guda
 jiraa waxbarasho
               
Hun er under politibeskyttelse
Iyada waxa ilaaliya boliis
               
Drengen er over 15 år
Wiilku waa
 ka 
wayn yahay 15 sano