Ereytilmaameed ka quab ah weedho siddooda loo yidhaahdo 3

Afka dheenishka inta badan waxa lagu isticmaalaa meeleeyayaasha marka wax la cabirayo.

Guji erayga, u dhigma meeleeyaha dheenishka.
Guji meesha buluuga ah ee hawraarta dhinaceeda, haddii aanu jirin eray u dhigma meeleeyaha dheenishka.

Peter er bange for at komme for sent
Peter waxa uu ka cabsanayaa in uu
 soo 
daaho
               
Martin bliver aldrig træt af at se Mercedes
Martin waligii kama daalo in uu daawado Mersadiis
               
Hold op med at spille så højt!
Jooji in aad sidaa aad ugu dalacdo!
               
Peter er ked af at Eva rejser ferie
Peter waxa uu ka xun yahay in ay Eva fasax u baxdo