Xiriiriyayaasha hoosdhigu waxa ay isku xidhaan laba odhaahood. Waxa ay had iyo jeer wax ka sheegaan odhaah-nuxureed iyo odhaah-caawiso. Xiriiriyayaal-hoosdhigu waxa ay had iyo jeer hor dhacaan odhaah caawiyooyinka (eeg 8.3 Dhismo odhaah ee weedh-caawiyaha).
Mens jeg kørte, regnede det.
Markii aan dhaqaaqey ayaa roobkii da´ay.
Hun spurgte, om jeg elskede hende.
Waxay i waydiisay in aan iyada jecelahay.
Xiriiriyayaasha hoosdhigu waa: at, da, dengang, end, for at, efter at, fordi, før, førend, hvis, idet, inden, medmindre, mens, når, om, selvom, siden, skønt, som, som om, så at, uden at.
Hun spørger, om vi kommer i morgen.
Iyadu waxay na weydiisay in aannu iman doonno barrito.
Isbarbardhig: Xiriiriyayaasha hoosdhiga waxa loo isticmaaalaa af soomaaliga sida af dheenishka.
7 Bindeord
7.2 Underordningsbindeord
Underordningsbindeord forbinder to sætninger. Der er altid tale om en hovedsætning og bisætning. Underordningsbindeordet indleder altid bisætningen (se 8.3 Ordstilling i bisætninger).
Mens jeg kørte, regnede det.
Hun spurgte, om jeg elskede hende.
Underordningsbindeord er: at, da, dengang, end, for at, efter at, fordi, før, førend, hvis, idet, inden, medmindre, mens, når, om, selvom, siden, skønt, som, som om, så at, uden at.