8.3 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha
 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 1

 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 2

Weedho af dheenish ah samee.
Cadceedu waa ay ifaysaa, dadkuna jardiinada ayay fadhiyaan.



 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 3

Weedho af dheenish ah samee.
Waa goor danbe, Tanyana telefishankii ayay damisay.



 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 4

Weedho af dheenish ah samee.
Hadii Ivan kasoo daaho shaqada, sheefka ayaa cadhoon doona.



 Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 5

Weedho af dheenish ah samee.
Marka roobku da’ayo, Peter had iyo goor baska ayuu qaataa.



 Dhismo odhaaheedka weedhccaawiyaha 6