8 Dhismo odhaah

8.6 Meesha ay tusmadu kaga jirto odhaahda

Tusmadu waxay  gashaa meesha ereyga wax faahfaahinaya.

Jeg har en gammel hund.   Anigu waxan leeyahay ey gaboobey.
x o   –>       x o   <–

Marka tusmo u taagan tahay sidii faahfaahiye silsillad falaha (eeg Erey bixiyaha yar), wuxu isu taagaa tusmo sidii silsillad madax ­banaan.

Hunden er gammel.   Eygu wuu gaboobay.
x o Ä   x o Ä

Isbarbardhig:
Af soomaaliga erey tusmeedku waxa uu dhacaa gadaasha erey-magaceedka.

SuÂ’aal waadixin ah