8 Dhismo odhaah

8.5 Hab dhismeedka odhaahyada la jira silsillad fal ku dhaceedka dadban

Silsilad fal ku dhaceedka dadbani () waa silsilada odhaahda ee sheegaysa kumaa wax qabadku ku dhacay. waxa ku jira hal silsillad fal ku dhaceed dadban markay odhaahdu wadato hal silsillad fal ku dhaceed toos ah. Silsillad fal ku dhaceedka dadban waxa uu ka daba dhacaa silsillad falaha (x) iyo silsillad faleedka (o) iyo silsillad fal ku dhacaha tooska ah (∆) hortiisa markay tahay odhaahdu  hab dhismeed dhan. Haddii qof xoojinayo silsillad fal ku dhaceed dadban, waxa uu ku dhacaa odhaahda horteeda oo noqota habka kala wareejinta.

Hab dhismeed odhaah:

Pigen giver ham en bog.   Inanti waxay siisay isaga buug.
x o   x o  

Habka kala wareejinta dhismo odhaah:

Ham giver pigen en bog.   Kii ay siisay inantu buuga.
o x   o x

Isbarbardhig:
Af soomaaliga silsillad fal ku dhaca dadbani wuxu galaa meesha uu ka galo af dheenishka.

SuÂ’aal waadixin ah