Silsilladda fal ku dhacuhu waa erey-magaceed ama erey magac oo kale ah oo wax ka qabanaya odhaahda gudaheeda. Silsillad fal
ku dhace (∆) wuxu ka danbeeyaa falaha (x) iyo silsilad-faleedka (o) marka ay tahay hab dhismeedka odhaahda. Haddii qof rabo in uu ku bilaabo odhaah silsillad fal ku dhace, waxay noqonaysaa habka kala wareejinta.
Hab dhismeedka odhaahda:
Anna | købte | en | ny | bil. | Anna | waxay | gadatay | baabuur | cusub.. | |
x | o | ∆ | x | o | ∆ |
Inversion:
En | ny | bil | købte | Anna. | Anna | waxay | gadatay | baabuur | cusub. | |
∆ | o | x | x | o | ∆ |
Isbarbardhig:
Silsillad fal ku dhacaha af soomaaligu waxa uu galaa sida af dheenishka silsillad falka ka dib. Caadi maaha in uu silsilad fal ku dhacuhu ugu horeeyo odhaahda.