8 Dhismo odhaah

8.1 Dhismo odhaah habaysan

Odhaahdu caadiyan waa inay ugu yaraan lahaataa laba sisiladood, kuwaas oo ah fale (x) iyo fal (o). Labadaa silsiladood waa kuwa ugu muhiimsan silsiladda odhaahda, waayo waxa ay sameeyaan kaligood odhaah. Silsillad fale waa qofka ama walaxda sameysa falka, sida uu sharxaayo silsillad-falleedku (eeg Qaamuuska). Dhismaha odhaahda caadiga ah, faluhu wuu ka soo horreeyaa falka. Taas ayaa la yidhaahdaa dhismo odhaah habaysan.

Manden sover.   Ninkii wuu hurdaa.
x o   x   o

Han spiser.   Isagu wuu cuntaynayaa.
x o   x   o

Isbarbardhig:
Wuxu had iyo jeer leeyahay af soomaaligu dhismo odhaaheed habaysan.

SuÂ’aal waadixin ah