8 Dhismo odhaah

8.0 Qeexid

Dhismo odhaah macnaheedu waa unug weedh.

Af dheenishka dhismo odhaah waa joogto. Qofna ereyada sida uu rabo uma guurin karo meesha uu rabo ee odhaahda dhexdeedda, sida afafka kale qaarkood.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga dhismaha odhaahdu waa xidhiidh ahaan.

SuÂ’aal waadixin ah