Haddii odhaahdu tahay xilli tagay oo falku dhacay mar qudha, waxa la isticmaalaa da. Haddii falku dhaco marrar badan, waxa la isticmaalaa når.
Jeg købte en bil, da jeg var i Silkeborg. | Anigu waxan gatay baabuur, markii aan joogay Silkeborg. |
Vi spiste altid kartofler, når vi besøgte min mor. | Anagu waxanu had iyo jeer cunnaa baradho, marka aan soo booqano hooyaday. |
Når waxa kaloo lagu isticmaalaa xilli jooga iyo mustaqbalkaba.
Han går i seng, når han er søvnig. | Isagu wuxu aadaa sariir, marka uu luloodo. |
Jeg skal købe en jakke, når jeg får penge. | Anigu waxan iibsan doonaa koodh, marka aan helo lacag. |
Isbarbardhig:
Af soomaaliga waxa jirra farraq u dhaxeeya når iyo da. Marka waxa ay u dhigantaa når, markii na da.