Xiriiriyuhu waa erey isku xirra errayo, odhaahyo iyo weedho.
Drengen og pigen leger sammen. | Wiilka iyo gabadhu way wada cayaarayaan. |
Drengen leger, mens pigen ser på. | Wiilku wuxu cayaarayaa iyadoo gabadhu fiirsanayso. |
Xiriiriyuhu wuxu u qaybsamaa xiriiriye barbar-dhigeed iyo xiriiriye hoos-dhigeed.