6 Tilmaamayaal

6.4 Tilmaamayaasha la xidhiidha wax-lahaha

Wax-lahaha waxa badanaa gadaal lagaga daraa -s erey-magaceedka (eeg 2.6 Erey-magaceedka oo wax leh).

Kjolens farve er rød. Toobka midabkiisu waa casaan.

Waxa kale oo la isticmaali karaa erey-tilmaameedka.

Farven kjolen er rød. Midabka toobku waa casaan.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga waa la isticmaalaa lahaanshaha (eeg 2.6).