6 Tilmaamayaal

6.3 Erey-tilmaameed ka qayb ah weedho sidooda loo yidhaahdo

Waxa laga xunyahay in aaney jirin sideedaba qawaaniin sheegaysa goorta uu qof ku isticmaali karo erey-tilmaameedyo kala duwan weedho sidooda loo yidhaahdo.

Han er under uddannelse. Isagu waxbarasho ayuu ku jirraa.
Han går i skole. Isagu wuxu aadaa dugsi.
Han går kursus. Isagu wuxu aadaa kooras.
Han er i jobtilbud. Isagu wuxu ku jirraa shaqo ku deeqid.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga lama isticmaalo tilmaamayaal la xidhiidha ereyo sidooda loo yidhaahdo.

SuÂ’aal waadixin ah