6 Tilmaamayaal

6.2 Tilmaamayaasha la xidhiidha xilliyada

Tilmaame waxa la isticmaalaa marka laga warramayo xilli cayiman ama waqti.

Klokken er ti minutter over fem. Saacaddu waa shantii iyo toban.
Om lørdagen går jeg altid en tur. Sabtiyadda ayaan had iyo jeer aadaa minjo baxsi.

Haddii qof la weydiiyo inteed, wuxu isticmaalaa had iyo jeer i.

Jeg har boet i Danmark i 6 år. Anigu waxan ku noolahay Danmark lix sanno.

Hadii qof la weydiiyo, sidda ugu dhakhso badan, wuxu isticmaalaa had iyo jeer .

Han kan løbe 1 km 10 minutter. Isagu wuxu ordi karraa halkii km ba 10 daqiiqo.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga waa la isticmaalaa tilmaamayaasha la xidhiidha saacadda, laakiin ma laha tilmaamayaal la xidhiidha xilli.

SuÂ’aal waadixin ah