6 Tilmaamayaal

6.1 Tilmaamayaasha la xidhiidha meelo

Erey-tilmaameed waxa uu wax ka sheegaa, xagee walax ama dad ay xidhiidh ka leeyihiin meelo. Erey-tilmaameed wuxuu kalloo ka warramaa jihadee walax ama dad dhaqdhaqaaq u sameeyeen.

Pungen ligger i min taske. Boorsadu waxay ku jirtaa shandadayda.
Avisen ligger bordet. Wargeyskii wuxu saaran yahay miiska.
Han bor hos sin mor. Isagu wuxu la nool yahay hooyadii.
Han rejste til København. Isagu wuxu u socdaaley Kobenhagen.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga isagana waa la isticmaalaa tilmaamayaal la xidhiidha meelo.

SuÂ’aal waadixin ah