6 Tilmaamayaal

6.0 Qeexid

Tilmaamayaashu waxa ay ka warramaan xidhiidhka ka dhaxeeya meelo, walxo, dad, xilliyo iyo qayb ka mid ah weedho sidooda loo yidhaahdo.

Ereyadda soo socdaa waa tilmaamayaal: i,, til, fra, over, under, ved, for, efter, om, med, af, ad, hos, gennem, mod, bag, foran, forbi, før, imod, inden, langs, mellem, omkring, uden.

SuÂ’aal waadixin ah