Falkaabyada qaarkood ayaa leh hab jimayn heer weheliye iyo heer yool-gaadhid oo la isticmaalo marka walxo la isbarbar dhigayo.
Jeg vil helst have kaffe. | Annigu waxan sii jecelahey kaafi. |
Jimaynta |
||
Hab-aadaaseed |
Heer-weheliye |
Yoolgaadhid |
lange |
længere |
længst |
gerne |
hellere |
helst |
ofte |
oftere |
oftest |
Isbarbardhig:
Falkaabka waxa loo jimayn sidda jimayn tusmo.