Falkaabyada qaarkood ayaa leh hab dheer iyo hab gaaban. Kan dheer waxa loo isticmaalaa wixii la xidhiidha fal ka dhacaya meel ama isla meeshii.
Yves går ude i haven. | Yves beertuu jiraa. |
Annette spiser inde i stuen. | Annette waxay wax ku cunneysaa qolka fadhiga gudihiisa. |
Katten ligger oppe på bordet. | Bisadu waxay fuushan tahay miiska dushiisa. |
Habka gaaban waxa la isticmaaa, marka laga hadlayo walax ama qof sameymnaya dhaqdhaqaaq meel illaa meel kale.
Yves kommer ud og løber. | Yves bannaanka ayuu u soo baxay oo ordayaa. |
Annette løber ind i stuen. | Annette waxay orod ku gashey qolka fadhiga. |
Katten kravler op i træet. | Bisadu waxay korysaa geedka. |
Labada hab ee falkaab |
|
Habka dheer |
Habka gaaban |
ude |
ud |
inde |
ind |
oppe |
op |
Isbarbardhig:
Af soomaaligu ma laha habka dheer iyo ka gaaban ee falkaabyada qaarkood. Waxa se la arkaa falkaabyo ku tusaya in qof dhaqdhaqaaq ka sameeyey meel illaa meel kale.