Falkaab aan saafi ahayni waa xiriiriye ama tusmo isna loo isticmaalo sida falgal.
Sida xiriiriye:
Der står indgang på døren. | Irridda korkeeda waxa ku qoran galid. |
Sida falkaab:
Jeg ringede på. | Anigu waxan garaacey irridda. |
Falkaabyada qaarkood ayaa ah tusmo. Falkaabyada noocaasi ahi waxa ay ka warramaan sida wax u dhaceen. Waxa kale oo la yidhaahdaa falkaabyada habka. Falkaabka ka warrama habka ay wax u dhaceen, waxa uu had iyo jeer ku dhamaadaa -t.
Han smilede venligt. | Isagu wuxuu u qoslay si saaxiibtinimo leh. |
Han udtrykte sig meget personligt. | Isagu wuxuu isu yaqaan qof leh dadnimo aad ah. |
Bilen kørte hurtigt. | Baabuurku aad ayuu u socday. |
Isbarbardhig:
Erey-sifeedka af soomaaliga waxa kale oo loo isticmaalaa sidda falgal. Wax faraq ahi uma dhexeeyo habka falkaabka iyo tusmo.
Sida tusmo:
Isagu waa nin saaxiibtinimo leh.
Sidda falkaab: