5 Falkaab

5.1 Falkaab saafi ah

Falkaabka saafiga ah waxa keli ah ee loo isticmaalaa sida falkaab, si kale looma isticmaaalo. Ma jiraan falkaabyo saafi ah oo badan. Kuwa la isticmaalo badannaa waa: ud, ude, vel, dog, ned, nede, altid, aldrig, tit, nok, op, oppe, ellers, måske, ikke, ganske, således, ind, inde, netop, næsten, snart, straks, her, der, nu, temmelig.

Yves går ude i haven. Yves wuxu u baxay beerta.
Maden var ikke god. Cuntadu ma fiicnayn.

SuÂ’aal waadixin ah