Falkaab waxa uu ka warramaa habka ay wax u dhaceen. Falkaabku waxa uu waliba ka sii warramaa, xagee, sidee iyo goorma ayaa xaal, dhaqdhaqaaq ama isbedel dhacay.
Børnene kom ind. | Carruurtii way soo galeen. |
Han sang dårligt. | Wuxu u heesey si xun. |
Børnene vågnede tidligt om morgenen. | Carruurtii waxay tooseen goor hore saaka. |
Falkaabku waxa uu wax ka sheegaa waxqabad, laakiin wax kama sheego walax sida erey-sifeedka.
Falgal wuxu is ag dhigi karaa fal, tusmo, falkaab kale ama weedh dhan.
Solen gik ned. | Cadceeddii way dhacdey. |
Bilen er ikke ny. | Baabuurku ma cusba. |
Jeg ser ham næsten aldrig. | Anigu ma arko isaga gabigiisaba. |
Han kommer måske en halv time for sent. | Waxa laga yaabaa in uu isagu nus saac soo habsaamo. |
Falkaabku waxa uu u qaybsami karaa saafi iyo mid aan saafi ahayn.
Isbarbardhig:
Af soomaaliga falkaabka waxa loo isticmaalaa sidda af dheenishka.