4 Tusmo

4.3 Heer-jimaynta aan joogtada ahayn ee tusmada

Tusmooyinka qaarkood ayaa dhawaaqu isbadalaa marka laheer -­jimaynayo.

Heer-jimaynta aan joogtada ahayn

Hab-aadaaseed

Heer weheliye

Yoolgaadhid

stor

større

størst

ung

yngre

yngst

lang

længere

længst

Tusmooyinka qaarkood ayaa leh dhamaan heer-jimayn aan joogto ahayn.

Heer-jimaynta aan joogtada ahayn

Hab-aadaaseed

Heer -weheliye

Yoolgaadhid

lille

mindre

mindst

gammel

ældre

ældst

god

bedre

bedst

SuÂ’aal waadixin ah