Tusmo waxa loo higaadiyaa sida erey-magaceedka uu faahfaahinayo. waxa uu u higaadsamaaa sida dabadeed n-erey, t-erey, tiro iyo cayimaad.
Tusmo dhamaadka wax kuma leh, marku la jiro n-erey aan cayimnayn, laakiin waxa uu qaataa qaanuuniyan -t marka uu la jiro -t erey, -e marka uu la jiro wadar iyo hab cayiman.
Dhamaadka tusmo |
|||
Aan cayimnayn |
Cayiman |
||
n-erey |
t-erey |
Wadar |
Hababka oo dhan |
pæn |
pænt |
pæne |
pæne |
stor |
stort |
store |
store |
Erey-tusmeedka kalida ahi kuma qaato -t gadaal marka ay la jirto -t erey.
et fransk produkt | wax soo saar faransiis |
Isbarbardhig:
Af soomaaligu waxa uu leeyahey tusmo sida af dheenishka, labaduba habka kelidda iyo wadarta way leeyihiin. Habka wadarta waxa hor dhaca waa- tusmada. Af soomaaliga, markasta tusmadu ama sifeyntu waxa ay ka dambaysaa magaca.
gabadh weyn
gabadha weyn
gabdha waa weyn
gabdhaha waa weyn