4 Tusmo

4.0 Qeexid

Tusmo waa erey wax ka sheega erey-magaceed.

størrelse  
- en stor bil baabuur weyn
   
farve  
- en rød bil baabuur cas
   
form  
- et firkantet hus guri afar gees ah
   
kvalitet  
- en god bog buug fiican

SuÂ’aal waadixin ah