3 Magac u yaalaDa

3.5 Magac u yaalladda weydiinleyda ah

Magac u yaalladda weydiinleyda ah waxa lagu isticmaalaa dad, walxo, meelo, xiliyo, sababo iyo habab.

Personer Dad
Hvem er du? Kumaad tahay?
   
Ting Walax
Hvad er det? Waa maxay waxani?
   
Steder Meelo
Hvor skal vi hen? Xagee ayaynu ku soconaa?
   
Tidspunkter Xiliyo
Hvornår kommer du hjem? Goormaad imanaysaa guriga?
Hvor længe har du ferie? Ilaa intee ayaad fasax tahay?
   
Årsager Sababo
Hvorfor kom du til Danmark? Maxaad u timid Danmark?
   
Måder Habab
Hvordan kom du til Danmark? - Sideed ku timid Danmark?

SuÂ’aal waadixin ah