3 Magac u yaalaDa

3.4 Magac u yaal dadeed oo ah sida walax uu toos falku ugu dhacayo ama si dadban falku ugu dhacayo

Magac u yaal waxa loo isticmaali karaa habab kala duwan oo ah sida walax falku toos ugu dhacayo, ama si dadban ama tilmaame ka dib.

Lægen behandlede hende. Dakhtarkii ayaa daaweeyey iyada.
Han gav os en gave. Wuxu annaga na siiyey hadiyad.
Hun ringer til mig. Iyada anniga i soo waceysa.

Magac u yaal oo laba nooc ah

Qof

Kali

Wadar

qof 1.aad

aniga

aniga

anaga

anaga

qof 2.aad

adiga

adiga

idinka

idinka

qof 3.aad

isagu, iyadu

isaga, iyada

ayaga

ayaga

Isbarbardhig:
Wuu isbadalla habka magac u yaalka dadku, qofka kowaad iyo sadexaad ee kali ah hadii magac u yaalku u yaallo sidda fal ku dhace dadban iyo mid toos ah ama tilmaame ka dib.

SuÂ’aal waadixin ah