3 Magac u yaalaDa

3.3 Soo celinta lihiga

Waxa lagu isticmaalaa soo celinta lihiga, halkii laga isticmaali lahaa hans, hendes, dens, iyo dets, marka qof  uu ka hadlayo sida waxa uu leeyahay qof saddexaad oo keli ah.Halkan iyadana waa kala duwan yihiin n-erey iyo t-erey.

n-erey:        sin
t-erey:         sit
wadar:        sine

en kjole  
Hun skal vaske sin kjole. Waxay soo dhaqeysaa toobkeeda.
   
et hus  
Hun maler sit hus. Waxay rinjiyeyneysaa gurigeeda.
   
bøger  
Lars har læst alle sine bøger. Lars wuxu akhriyay buugtiisii oo dhan.

Isbarbardhig:
lagama helayo af soomaaliga.Waxa la isticmaallaa lihiyada -kiisa, -keeda, -teeda, i.w.m. waxay ku xidhan tahay dhadig iyo lab, qof ama tiro iyo cayimnaan.

SuÂ’aal waadixin ah